Back to All Properties
apartment iib ah โ€“ media 1
apartment iib ah โ€“ media 2
1/2
apartment๐Ÿ“ Wardhiigleey ยท Mogadishu

apartment iib ah

$220,000/Bishii

๐Ÿ“

Goobta

geed jaceel gaar ahaan inta udhaxeyso masaajidka ikhwaanka iyo barxadda wardhiigleey .

Lasoo dhigay 12 September 2025

Faah-Faahin

waa Dabaq apartments goglan oo iib ah, dad ayaana kiro ugu jiro, bishii wuxuu ku kireysan yahay $1,300. Tirada aparments ah waa : afar qeybood oo kala ah min 3qol iyo 2qol oo kor iyo hoos ah, jihada dhulkaanna waa bari ujeed

LAXIRIIR WAKIILKEENAKobac Property
Kobac Property Logo
Kobac Property

Mogadishu - Somalia

+252610251014WhatsApp Now
Available 24/7
Quick Response