Back to All Properties

1/6
2Qol
1Suuli



Apartment๐ Waberi ยท Mogadishu
Apartment kiro ah
$330/Bishii
๐
Goobta
Degmada waaberi
Lasoo dhigay 25 March 2026
Faah-Faahin
Kuso dhawow Kobac Property! Waxaan kuu heynaa Apartment ku yaala Muqdisho. degmada waaberi Wuxuuna ka koobanyahay 2 qol iyo jiko. Deposit-ka waa $300. Wixii faah faahin ah nagala soo xariir: 0610251014 ๐ข Kobac Property โ Mogadishu Rents. Simplified.
LAXIRIIR WAKIILKEENAKobac Property